Current Ethiopian Army by Ethnic Tigrean officers
Current Ethiopian Army by Ethnic Tigrean officers
High Ranking Military Officials Principal Defense Departments (Woyane)
No Job Division Name & Rank Ethnic Group
1 Armed Forces Chief-of-Staff General Smora Yenus Tigre
2 Armed Forces Head of Training Lt.General Tadesse Worde Tigre
3 Head of Logistics Lt.General Gezae Abera Tigre
4 Head of Intelligence Br. General Gebre Dela Tigre
5 Armed Forces Head of Campaign Major General Gebreegzher Tigre
6 Armed Forces Head of Engineering Lt.General Berhane Negash Tigre
7 Chief of the Air Force Chief of the Air Force Tigre
Heads of the Nation’s four Military Commands (Woyane)
Ururka Xisbu lslaam oo sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen dagaalkii ka dhacay degmada Dhoobley iyo in ay xeelad dagaal uga baxeen degmadaasi.
21-02-2010-Ururka Xisbu lslaam ayaa waxa uu sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen dagaalkii ka dhacay degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose iyagoo dhinaca kalana sheegay in ay xeelad dagaal uga baxeen degmadaasi.
Wararkii ugu danbeeyay ee dhoobleey.
18-02-2010,Wararkii ugudanbeeyay ee naga soo gaadhaya magalada dhoobleey ayaa sheegaya in ay magaladu dagantahay walina ay gacanta si buuxda ugu jirto xoogaga uu hogaaminayo Sh Ahmed Madoobe.
Ethiopia commits genocide and Eritrea gets sanctioned
Jan 20, 2010, 00:27
ASMARA, Eritrea -- The UN inSecurity Council has done it again in the Horn of Africa. Ethiopia has been committing genocide in the Ethiopian Ogaden and in response the UN Security Council, in a closed door meeting, passed sanctions against . . . Eritrea?
Waxaa Saaka laga dareemayaa Xasilooni magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.
15-Jan-2010,Waxaa Saaka laga dareemayaa Xasilooni magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.
Wararka naga soogaadhaya magalada Baladweyne ee gobalka hiiraan ayaa sheegaya in saaka laga dareemayo daganaansho aan la isku halaynkarin kadib dagaalo qaatay mudo 5 maalmood oo ay ku dagaalamayeen ciidamo kala taabacsan xisbul islaam iyo Culimda ow diinka Ehlusuna waljamaaca.
dagaalkaas oo keenay khasaare dhimaansho iyo dhaawac intaba,waxaana wali is horfadhiya labadii ciidan ee ku dagaalamay magaalada oo mararka qaara lamaqlayo rasaas aan badnayn oo la isdhaafsanayo.

Recent comments
5 days 16 hours ago